Hargeisa
broken clouds
21.7 ° C
21.7 °
21.7 °
63 %
9.2kmh
61 %
Sat
30 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
31 °
Wed
30 °
spot_img
Saturday, September 13, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...

Uncategorized

Macluumaad iyo Xogo Ku Saabsan Qanjidhka Prostate-ka. Qaliinkii: Sadam Osman Kaabash.

Qanjidhka “Prostate” waa xubin ka mid ah, qaybna kamid ah habdhiska taranka ee ragga. Saynisyahanadu ma hubaan, welina may caddayn waxa saxda ah ee keena kansarka ku dhaca qanjidhka...

Dhibaatooyinka Caafimaad ee Tubaakada (Qiijinta Sigaarka). Qalinkii Sadam Osman Kaabash.

Saynisyahanadu waxay heleen in ka badan afar kun oo walax kiimikaad ah oo ku jira sigaarka, Cilmi...

“Qof Walaw ba Ku Biyo Cab Ururadu Way Furanyihiin Bisha May”, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Khamiis, (Hargeysa-23-12-2021)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horraysay si waafi ah uga hadlay...

Musharrax Cabduraxmaan Cabdillaahi Cirro oo Hargeysa Lagu Soo dhoweeyey.

"Maalin dhawayd waxaad maqlayseen ururradu way iska furan yihiin, haddii doorashada la qaban waayo Madaxweyneyaashuna way isku furnaan doonaan” "Khilaaf laga soo waariday Madaxtooyada, ayaa...

Baaq Nabadeed Colaada Boosaaso Cumar Cabdishariid Sharmaake Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaaliya.

Arbaca, (Boosaaso, 22-12-2021)-Cumar Cabdishariid Sharmaake (RW hore) , Cabdiweli Gaas (RW/Madaxweyne hore) iyo Cabdiraxmaan Faroole (M/weyne hore) ayaa warkan kasoo saaray colaada Boosaaso. Dhamaan dhinacyada...

Ilmo yar oo Ciidanka Dab-Demisku Guri ka soo Samata bixiyeen

Arbaca, (Hargeysa, 22-12-2021)-Ilmo yar oo Ciidanka Dab-demisku Guri ka soo samatabixiyeen agagaarka hotel Summertime ee magaalada Hargeysa. Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta Badbaadiyay Ilmo yar...

Taliska PSF: Waxaan Dagaal kula Jirnaa Dad Argigxisada Ka tirsanaa oo Xasaanad Dowladdeed ku Gabanaya

Arbaco, (Boosaaso, December, 22, 2021) - Taliska ciiddanka PSF ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inuu mas'uul ka yahay dagaalka labada cishe ka socda magaalada...
00:02:19

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo Kormeeray Mashaariico Laga Hirgaliyay Gabiley.

Arbaca, (Gebiley, 22-12-2021)- Madaxwyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici ayaa kormeer ballaadhan ku sameeyey mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolada qaar. Mudane Saylici...
00:09:18

Dagaalka Magaalada Boosaaso ka Taagan oo Maalinkiisii Labaad Galy.

Arbaca, (Boosaaso 22-12-2021), Dagaal ayaa maalinkii labaad ka socda magaalada Boosaaso kaasi oo u dhexeeya ciidanka Maamulka Puntland iyo Ciidamada PSF ee uu hoggaamiyo...

Turkiga oo Samaystay Dayuuradaha Waawayn ee wax Basaasa & Dalka ka Caawiyey.

Arbaca, (Ankara 22-12-2021)– Wershadaha Agabka Ciidamada Turkish-ka ee SSB ayaa Ciidamada Cirka dalkooda ku wareejiyey 2 dayuuradood oo ah nooca sahanka badaha ee waawayn...

- A word from our sponsors -

spot_img

Follow us

HomeUncategorized