Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedTurkiga oo Samaystay Dayuuradaha Waawayn ee wax Basaasa & Dalka ka Caawiyey.

Turkiga oo Samaystay Dayuuradaha Waawayn ee wax Basaasa & Dalka ka Caawiyey.

Arbaca, (Ankara 22-12-2021)– Wershadaha Agabka Ciidamada Turkish-ka ee SSB ayaa Ciidamada Cirka dalkooda ku wareejiyey 2 dayuuradood oo ah nooca sahanka badaha ee waawayn ee P-72, sida uu xaqiijiyey madaxa iskaashatada, Ismail Demir.

Dayuuraddan oo lagu sameeyey mashruuca Meltem-3, ayaa waxaa lagu wareejiyey Taliska Ciidanka Badda dalkaasi (DzKK).

Ciidamada ayaa qaybta 1-aad la siiyey Diseembar 10, 2020, balse sanadkan ayaa waxaa loo raaciyey 3 kale oo ah noocan oo sameeya sahanka badaha iyo ururinta xogaha sirta ah.

Turkey ayaa dayuurado basaas ah oo uu isagu dhisay sanadihii dambe u adeegsanayey howlgallada uu ka sameeyo badaha Black Sea, Aegean, Bariga Badda Cad iyo Xeebaha Libya.

Waxaa TURKIGA mashruucan Meltem dhanka farsamada ka caawinaysa shirkadda Talyaaniga ah ee Leonardo, iyadoo ay qandaraas-hoosaadka leeyihiin shirkada Turkiga ah ee TAI, Aselsan, Havelsan iyo MilSOFT.

Waxaa harsan 2 dayuuradood oo kale oo mashruucan ka tirsan oo lagu wado in la dhamaystiro sanadka soo aaddan ee 2022.

Resource Hadalsame
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles