Hargeisa
broken clouds
14.2 ° C
14.2 °
14.2 °
85 %
3.6kmh
80 %
Mon
24 °
Tue
22 °
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
22 °
spot_img
Monday, January 24, 2022

Somaliland

00:02:35

“United Nations must stop Unilateral Sanction on Somaliland future” said Somalilanders across the world celebrating recent UK Parliament’s debate on Somaliland recognition . ..

Somalilanders held demonstrations across all the major cities in Somaliland celebrating the current debate in British Parliament about the recognition of Somaliland. Calling the World body, the United Nations,...

Carbiska Barbaarta Aqoonyahanka Somaliland (Shaqo-Qaran), Guulaha Barnaamijka Shaqo-Qaran.. Qormada 3aad.

Tan iyo markii la aasaasay Barnaamijka Shaqo-Qaran waxa uu is-bedel wayni ku yimid yididiiladii...

Dowladda Itoobiya “Waxbo iskama Badelin Mawqifkeena Soomaaliya ku aaddan”

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya Dina Mufti oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada...

Dadka Degan Xaafadda Daami oo Isugu Soo Baxay si ay u Taageeraan Qaddiyada Aqoonsi Raadiska Jamhuuriyadda Somaliland.

Dadweynaha ku nool xaafada Daami ee degmada Gacan libaax ee magaaladda Hargeysa ayaa isu...

Madaxweyne Biixi oo Booqasho ugu Tagay Suldaanka Guud ee Subeer Awal, Suldaan Xasan oo Xaalad Caafimaad u Jiifa CIsbitaalka Haldoor.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer...

Halkey ku dambeeyeen wadahadalladii dowladda Soomaaliya iyo Somaliland?

Baarlamaanka UK ayaa yeeshay dood ku saabsan Ictiraafka Jamhuuriyadda Iskeed Madax Baaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. Xildhibaanka doodda horkeenay baarlamaanka UK ayaa soo bandhigay waxyaabaha...

Waa kuma Gavin Williamson, kaas oo dooda madax banaanida Somaliland soo hordhigaya Barlamaanka UK ?

Gavin Williamson ayaa 25-kii June 1976 ku dhashay magaalada Scarborough, North Yorkshire ku taalla Waqooyiga England. Gavin Waxa uu siyaasadda ku biiray sanadkii 2001 xilligaas...

Maxaa Iska Beddelay Doorashadii Madaxtinimada 2022 iyo Furista Ururada. Xog Muhiim ah.

(Isniin, 17-01-2022)-Doorshada Madaxtinimada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku astaysan 13-Noofeembar, 2022. Doorashadan madaxtinimada iyo Furista Ururada ayaa Muran badan ka dhaliyey Xukuumadda iyo Xisbiyada Siyaasadda. shalay...
00:04:49

Waqtiga la Qorsheeyey in Ceelkii u horeeyey ee Shidaal ah Dalka Laga Qodo

(isniin, 10-01-2021)-Wasiirka Wasaarada Khayraadka iyo Macdanta jamhuuriyadda Somaliland Faarax Cabdillaahi Muuse ayaa soo bandhigay xogo muhiima oo ku saabsan xilliga la bilaabayo ceelkii ugu...
00:12:50

Maxaa Ku Cusub Miisaaniyadda Sanadka 2022, Se Intee Ayay Ka Badantahay Miisaaniyaddii Hore

(jimce, 07-January-2022)-Miisaaniyadda Qaranka Jamhuuriyadda Somliland ayaan weli laga doodin sanadkan 2022, iyadoo ay ahayd in la ansaxiyo 1-janauray 2022. Odoroska Miisaniyadda 2022 ayaa ka...

- A word from our sponsors -

spot_img

Follow us

HomeSomaliland