Hargeisa
few clouds
16.4 ° C
16.4 °
16.4 °
86 %
4.3kmh
22 %
Tue
16 °
Wed
25 °
Thu
24 °
Fri
21 °
Sat
23 °
spot_img
Tuesday, January 18, 2022

Guuxa Dadweynaha

Dab Qabsaday Guri Kuyaala Degmada Ibraahim Koodbuur oo Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen.

Dab ka kacay guri daar ah oo ku yaala degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen. Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ahaa mid...

Musharrax Madaxweyn Cabdiraxmaan Cirro Muxuu ka yidhi Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland ee ka Taagan Baarlamaanka Ingiriiska.

 Musharax Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro isaga oo ka hadlaaya dooda  Barlamaanka Ingiriisku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Gaadhay Dalka Ethiopia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo...

Waa kuma Gavin Williamson, kaas oo dooda madax banaanida Somaliland soo hordhigaya Barlamaanka UK ?

Gavin Williamson ayaa 25-kii June 1976 ku dhashay magaalada Scarborough, North Yorkshire ku taalla...

Maxaa Ka Cusub Booqashada Madaxweyne Muuse Biixi ee Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo wefdi uu horkacayo, ayaa ugu kicitimey socdaal...

Musharraxiinta Saddexda Xisbi Ee Hadda Ku Tilmaamay Kuwa Ansaxa Ah Ee Xaqa U Leh Doorashada Madaxtooyada Ee 2022ka

Hargeysa,( January 10, 2022- (Foore)- Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ee inta badan ka faallooda xaaladda siyaasadeed ee...

Ma hayno Qalabkii Lagu Baadhayay Cudurka Cusub Ee OMICRON, Xukuumadda Somaliland.

Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in aanay haynin qalabka lagu ogaan karo nooca cusub ee Covid_19, ee Waddamo badan oo Caalamka ah lagu arkay, waxayna...
00:05:06

Kulan Dacwadeedkii 4aad Ee Muasasada Al- Karam Ayaa Ka Furmay Magaalada Hargeysa

Kulan dacwadeedka 4-aad ee Mu'asasada Al-Karam ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa. Mu'asasadani waxay si tabaruca uga shaqaysaa arrimaha wacyigelinta iyo dacwadda. Waxaana ku bohoobay...

Madaxeyne Muuse Biixi Cabdi oo Berbera Lagu Soo dhoweeyey.

Khamiis, (Hargeysa-23-12-2021)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Gaadhay Magaalo Marseedka Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa...

- A word from our sponsors -

spot_img

Follow us

HomeGuuxa Dadweynaha