Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMadaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo Kormeeray Mashaariico Laga Hirgaliyay Gabiley.

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo Kormeeray Mashaariico Laga Hirgaliyay Gabiley.

Arbaca, (Gebiley, 22-12-2021)– Madaxwyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici ayaa kormeer ballaadhan ku sameeyey mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolada qaar. Mudane Saylici waxa uu booqday soona kormeeray mashaariicda ka socoto Gobolka Saaxiliyo Daadmadheedh. waxa uu kor meerayaa mashaaricda ay ka wadaan wasaaraduhu iyo mashruuca maamul daadejinta dawladaha hoosee ee loo yaqaano JPLG.

Madaxeyne kuxigeen Saylici waxa uu maanta booqday magaalada gebiley isag oo ay weheliyaan wasiirka caafimaadka iyo wasiirka waxbarashadu waxaay soo kormeereen mashaariicda JPLG-ga ay dawladda hoose wadda sida goobaha caafimaadka iyo goobaha waxbarashada iyo garoomo loo samayn doono ardayda.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles