Arbaca, (Boosaaso, 22-12-2021)-Cumar Cabdishariid Sharmaake (RW hore) , Cabdiweli Gaas (RW/Madaxweyne hore) iyo Cabdiraxmaan Faroole (M/weyne hore) ayaa warkan kasoo saaray colaada Boosaaso.Baaq Nabadeed Colaada Boosaaso Cumar Cabdishariid Sharmaake Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaaliya.
Arbaca, (Boosaaso, 22-12-2021)-Cumar Cabdishariid Sharmaake (RW hore) , Cabdiweli Gaas (RW/Madaxweyne hore) iyo Cabdiraxmaan Faroole (M/weyne hore) ayaa warkan kasoo saaray colaada Boosaaso.



