Hargeisa
broken clouds
21.7 ° C
21.7 °
21.7 °
63 %
9.2kmh
61 %
Sat
30 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
31 °
Wed
30 °
spot_img
Saturday, September 13, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...

Headline News

Carbiska Barbaarta Aqoonyahanka Somaliland (Shaqo-Qaran), Guulaha Barnaamijka Shaqo-Qaran.. Qormada 3aad.

Tan iyo markii la aasaasay Barnaamijka Shaqo-Qaran waxa uu is-bedel wayni ku yimid yididiiladii iyo noloshii dhallinyarada hanka leh. Waxaa soo noolaaday kalsoonidii shakhsiyeed...

Dowladda Itoobiya “Waxbo iskama Badelin Mawqifkeena Soomaaliya ku aaddan”

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya Dina Mufti oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas...

Dadka Degan Xaafadda Daami oo Isugu Soo Baxay si ay u Taageeraan Qaddiyada Aqoonsi Raadiska Jamhuuriyadda Somaliland.

Dadweynaha ku nool xaafada Daami ee degmada Gacan libaax ee magaaladda Hargeysa ayaa isu soo bax balaadhan ku muujiyay taageeradooda Doodii baarlamaanka Ingiriiska ee...

Madaxweyne Biixi oo Booqasho ugu Tagay Suldaanka Guud ee Subeer Awal, Suldaan Xasan oo Xaalad Caafimaad u Jiifa CIsbitaalka Haldoor.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo...

Nuxurka Go’aamo ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland ee Maanta

Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominaayey Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan...

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Booqanaaya Adis Ababa.

Musharrax xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa galabta safar degdeg ah ugu baxaya waddanka Ethiapia. shalay uun bay ahayd markii Madaxweyne Biixi uu socdaal laba cisho...

Carbiska Barbaarta Aqoonyahanka Somaliland (Shaqo-Qaran), Hiigsiga iyo Himilada. Qormada 2aad.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, agaasimaha guud iyo agaasime ku xigeenka Barnaamijka SHAQO-QARAN, taliyaha Madaxtooyada, taliyaha Xerada Carbiska Shaqo-Qaran, taliyayaasha tobabarka bixinaaya,  shaqaalaha Shaqo-Qaran...

Dawladnimadu Maaha Dirac la Kale Dillaalo. W/Q: Ahmed Harir Adam

Ugu horayn, Dawladnimadu waa tiir ku qaali ah ah bulsho wayn kasta oo aasaastay dawladnimo ay ku gaadhaan guulo iyo horumar la taaban karo,...

Halkey ku dambeeyeen wadahadalladii dowladda Soomaaliya iyo Somaliland?

Baarlamaanka UK ayaa yeeshay dood ku saabsan Ictiraafka Jamhuuriyadda Iskeed Madax Baaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. Xildhibaanka doodda horkeenay baarlamaanka UK ayaa soo bandhigay waxyaabaha...

Ciidanka Dabdamiska Somaliland oo Damiyey Dab qabsaday Guri Ku Yaala Xaafadda Sheed-dheer.

Dab qabsaday guri Jiingad ah oo ku yaala xaafada Sheed dheer ee magaalada Boorama oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen. Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo...

Dab Qabsaday Guri Kuyaala Degmada Ibraahim Koodbuur oo Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen.

Dab ka kacay guri daar ah oo ku yaala degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen. Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo...

Musharrax Madaxweyn Cabdiraxmaan Cirro Muxuu ka yidhi Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland ee ka Taagan Baarlamaanka Ingiriiska.

 Musharax Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro isaga oo ka hadlaaya dooda  Barlamaanka Ingiriisku ka keenay aqoonsiga Somaland waxa uu yidhi: Waxa aan si weyn...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Gaadhay Dalka Ethiopia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo saaka safar shaqo kaga dhoofay magaalada Hargeysa, ayaa gaadhay caasimadda...

Waa kuma Gavin Williamson, kaas oo dooda madax banaanida Somaliland soo hordhigaya Barlamaanka UK ?

Gavin Williamson ayaa 25-kii June 1976 ku dhashay magaalada Scarborough, North Yorkshire ku taalla Waqooyiga England. Gavin Waxa uu siyaasadda ku biiray sanadkii 2001 xilligaas...

- A word from our sponsors -

spot_img

Follow us