Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo xaalad Caafimaad u jiifa Cusbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa.Madaxweyne Biixi oo Booqasho ugu Tagay Suldaanka Guud ee Subeer Awal, Suldaan Xasan oo Xaalad Caafimaad u Jiifa CIsbitaalka Haldoor.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo xaalad Caafimaad u jiifa Cusbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa.



