Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
HARGEYSAAWI | City PagesDab Qabsaday Guri Kuyaala Degmada Ibraahim Koodbuur oo Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen.

Dab Qabsaday Guri Kuyaala Degmada Ibraahim Koodbuur oo Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen.

Dab ka kacay guri daar ah oo ku yaala degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen.
Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa, waxaana ciidamaduka badbaadiyeen guryo kale oo daara ,mana Jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay.
Ciidanka Booliska degmada IbraahimKoodbuur, maamulka dawlada hoose ayaa iyaguna dhankooda hawlgalkaa ka qayb qaatay, waxaana had iyo goor Ciidanka Booliska JSL iyo DHH si dhakhso ah u yimaadaan goobaha hawlgalada dabku ay ka dhacaan ee gobolada iyo degmooyinka dalka.
Ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland in ay ka digtoonaadaan wax kasta oo keeni ama sababi kara dab.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles