12.9 C
Hargeisa
Wednesday, December 8, 2021
HomeWararkii CaalamkaWar Deg-Deg: Itoobiya ayaa Eriday afar Dublamaasi oo u Dhashay Dalka Ireland.

War Deg-Deg: Itoobiya ayaa Eriday afar Dublamaasi oo u Dhashay Dalka Ireland.

Itoobiya ayaa eriday afar dublamaasi oo u dhashay dalka Ireland.
Dublamaasiyiintan ayaa ka shaqaynayey safaaradda Ireland ee Addis Ababa, waxaana xogta laga helay wasaaradda arrimaha dibadda ay sheegaysaa in dublomaasiyiinta la go’aamiyay muddo toddobaad ah in ay kaga baxaan dalka Itoobiya.
SRTV Rasmi Page

SAADAASHA HAWADA | Weather

Hargeisa
clear sky
12.9 ° C
12.9 °
12.9 °
90 %
5.4kmh
10 %
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
22 °
Sat
21 °
Sun
22 °

INTERNATIONAL TRADE EXPO

- Advertisement -spot_img

HORSEEDKII AFRIKA | THE AFRICAN PIONEERS

- Advertisement -spot_imgspot_img

ARAGTI | OPINIONS