Hargeisa
few clouds
16.4 ° C
16.4 °
16.4 °
86 %
4.3kmh
22 %
Tue
16 °
Wed
25 °
Thu
24 °
Fri
21 °
Sat
23 °
spot_img
Tuesday, January 18, 2022

HARGEYSAAWI | City Pages

Dab Qabsaday Guri Kuyaala Degmada Ibraahim Koodbuur oo Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen.

Dab ka kacay guri daar ah oo ku yaala degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen. Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ahaa mid...

Musharrax Madaxweyn Cabdiraxmaan Cirro Muxuu ka yidhi Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland ee ka Taagan Baarlamaanka Ingiriiska.

 Musharax Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro isaga oo ka hadlaaya dooda  Barlamaanka Ingiriisku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Gaadhay Dalka Ethiopia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo...

Waa kuma Gavin Williamson, kaas oo dooda madax banaanida Somaliland soo hordhigaya Barlamaanka UK ?

Gavin Williamson ayaa 25-kii June 1976 ku dhashay magaalada Scarborough, North Yorkshire ku taalla...

Maxaa Ka Cusub Booqashada Madaxweyne Muuse Biixi ee Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo wefdi uu horkacayo, ayaa ugu kicitimey socdaal...

Waxbadan Ka Ogow Barnaamijka Guulaysta ee Shaqo-Qaran.

Somaliland nidaamkeeda siyaasadeed, gaar ahaan, nidaamka shaqaalaysiinta shaqaaluhu waxa uu ku dhisnaa in muwaadinku hawl-wadeen dawladeed ku noqdo laba mid uun: waa midda kowaade,...

Sidee Loo Abaal Mariyey Ciyaartoygii ka Qaybgalay Ciyaarihii Horyaalada Somaliland.

Waxaa Magaalada Hargeysa lagu abaal mariyey tartamayaashii iyo ciyaaryahanadii ka qayb qaatay Horyaalkii Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland. kaas oo ay ciyaartii kama danbaysta isugu yimaadeen...

Ardayda Dugsiga Amaano oo Booqday Taliska Ciidanka Dab-damiska Somaliland.

Ardayda dugsiga Amaano School oo booqasho ku yimi taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland, waxaana ardaydu ay soo mareen qaybaha kala duwan ee ciidanka...

War Murtiyeedka Dhallinyarada Beel-weynta Garxajis.

(Sabti, 15-01-2022)- Shirk ay qabsadeen dhallinyarada Beelaha Garxajis ayaa laga soo saaray qdhawr qodob. shirkan oo ay soo abaabuleen dhallinyarada aqoonyahanka ah ee Garxajis...
00:00:00

#TOOS Dawlada hoose ee Ceerigaabol vs Waxool Hargeisa Horyaalka Horyaalada Somaliland

(Khamiis, 13-01-2022)-Ciyaaraha horyaalada waxaa maanta kulan ku dhex mari doonaa Waxool Hargaysa iyo Dawladda Hoose Magaalada Ceerigaabo. Ciyaartan ayaa loogu bixi doonaa finalka. waxaa...

Shil Baabuur oo Khasaare Gaystay Magaalada Hargeysa.

(Salaasa, 11-01-2022)-shilalka baabuurta ayaa dhowaanahan ku soo batay caasimadda Magaalada Hargaysa. Saddex waddo oo kale ah wadada Berbera qabata, wadada Sallaxlay iyo wadada Gebilay...
00:07:26

Idaacaddii Radio Hargeysa Ee Mawjadaha SW2 Oo Hawada Ka Baxday

Sabti, (Hargeysa 25-12-2021)-Idaacadda Radio Hargeysa ayaa ah idaacadda ugu da'da weyn geeska afrika. waxaa la aasaasay 1940-naaadkii. Waana idaacad leh kayd aad u ballaadhan....

Deg Deg: Darawalada Tagaasida Magaalada Hargeysa oo Sameeyey Mudaaharaad!

Tagaasida magaalada Hargeysa ayaa caaawa sameeyey mudaaharaad. Maalmahan ba waxaa taagnaa muran u dhaxeeya dawladda hoose iyo tagaasida. Murankan oo ka dhashay tagaasida oo...

Degmada Maxamed Mooge oo Ku Guulaysatay Tartanka Degmooyinka caasimadda.

 Degmadda Maxamed Mooge Oo Ku Guuleysatay Tartankii Degmooyinka Caasimadda Hargeysa. Guddoomiyaha Degmadda Maxamed Mooge Maxamuud Cabdi Xasan (Koofindhe) Oo Guulihiisi Kubadda Cagta Ula Wareegay Degmadda...

Waxaa La Keenay Qalabkii lagu iftiiminayey Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium.

Xukuumada Somaliland ayaa Maanta bilawday mashiinkii iftiimin lahaa Gegada Kubbada Cagta ee Hargeysa stadium. Ka dib markii ay dadweyne badani cabasho ka muujiyeen garoonka...

- A word from our sponsors -

spot_img

Follow us

HomeHARGEYSAAWI | City Pages