Hargeisa
broken clouds
16.1 ° C
16.1 °
16.1 °
66 %
5.5kmh
67 %
Fri
15 °
Sat
23 °
Sun
23 °
Mon
24 °
Tue
26 °
spot_img
Friday, January 28, 2022

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland oo ka warbixiyey safarkii u ku joogay Jibuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada dalkaasi...

Duqa Caasimadda oo Sharciyo Cusub oo Bilacda Magaalada ah soo jeediyey

Mudane CKriim Axmed Mooge, Guddoomiyaha Caasimadda Hargeysa...

Wararka Caalamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland oo ka warbixiyey safarkii u ku joogay Jibuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada dalkaasi ku soo dhaweeyey wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Kayd oo booqasho 3 cisha ah qaadatay ku...

Ethiopia upgrades its consular in Somaliland to ambassador

ADDIS ABABA (HOL) - Ethiopia has upgraded its diplomatic standing with the break-away region...

Somaliland offers to resist growing Chinese influence in Africa as it seeks US recognition

The self-declared state of Somaliland is seeking US recognition as it pitches itself as...

Wefti EU-da & UK ka socda oo Kulan la yeeshay Shirgudoonka Golaha Wakiiladda & Guddiga Doorashooyinka

 Wafti ka socdey wakiilada midowga Yurub iyo UK ayaa booqasho ku yimid dalka si...

Dowladda Ingiriiska oo Lizzie Walker u soo magacaawday Somaliland

Dowlada Ingiriiska ayaa Lizzie Walker, usoo magacowday in ay noqoto wakiilka cusub ee dowlada...

Ka Ganacsiga Beeyada Somaliland oo aad u sii kordhaya

Warbixin dhawaan ay soo saartey Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayey ku sheegtay in ka ganacsiga beeyadu ay noqotay ganacsiga labaad ee ku xiga dhoofinta xoolaha...
00:04:19

“Wadahadaladii Somaliland & Soomaaliya waanu ka baxney” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

"Wadahadaladii u dhaxeeyey Somaliland & Soomaaliya waanu joojinay" sidaa waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland mudane Axmed Ciise Keyd. Wadahadaladaas oo bilaabmay sanadkii 2012...
00:02:35

“United Nations must stop Unilateral Sanction on Somaliland future” said Somalilanders across the world celebrating recent UK Parliament’s debate on Somaliland recognition . ..

Somalilanders held demonstrations across all the major cities in Somaliland celebrating the current debate in British Parliament about the recognition of Somaliland. Calling the...

Dowladda Itoobiya “Waxbo iskama Badelin Mawqifkeena Soomaaliya ku aaddan”

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya Dina Mufti oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas...

Dadka Degan Xaafadda Daami oo Isugu Soo Baxay si ay u Taageeraan Qaddiyada Aqoonsi Raadiska Jamhuuriyadda Somaliland.

Dadweynaha ku nool xaafada Daami ee degmada Gacan libaax ee magaaladda Hargeysa ayaa isu soo bax balaadhan ku muujiyay taageeradooda Doodii baarlamaanka Ingiriiska ee...

Madaxweyne Biixi oo Booqasho ugu Tagay Suldaanka Guud ee Subeer Awal, Suldaan Xasan oo Xaalad Caafimaad u Jiifa CIsbitaalka Haldoor.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo...

Musharax Madaxweynaha Somaliland Cirro oo u dhoofay Ethiopia

Guddoomiyaha mucaaradka ugu weyn ee Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi Cirro ayaa u ambabaxay dalka Ethiopia ka dib mark u casuumad rasmi ah ka helay...

Nuxurka Go’aamo ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland ee Maanta

Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominaayey Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan...

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Booqanaaya Adis Ababa.

Musharrax xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa galabta safar degdeg ah ugu baxaya waddanka Ethiapia. shalay uun bay ahayd markii Madaxweyne Biixi uu socdaal laba cisho...

Carbiska Barbaarta Aqoonyahanka Somaliland (Shaqo-Qaran), Hiigsiga iyo Himilada. Qormada 2aad.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, agaasimaha guud iyo agaasime ku xigeenka Barnaamijka SHAQO-QARAN, taliyaha Madaxtooyada, taliyaha Xerada Carbiska Shaqo-Qaran, taliyayaasha tobabarka bixinaaya,  shaqaalaha Shaqo-Qaran...

Halkey ku dambeeyeen wadahadalladii dowladda Soomaaliya iyo Somaliland?

Baarlamaanka UK ayaa yeeshay dood ku saabsan Ictiraafka Jamhuuriyadda Iskeed Madax Baaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. Xildhibaanka doodda horkeenay baarlamaanka UK ayaa soo bandhigay waxyaabaha...

Xildhibaan UK: “Sidii Bangladesh waa in aan u aqoonsannaa Somaliland”

Dooddii ka dhacday Baarlamaanka Ingiriiska ee ku aaddanayd 'Aqoonsiga Somaliland' waxaa jiray dhawr xildhibaa oo siyaabo kala duwan uga hadlay. Xildhibaannada ay dadku aad...

Musharrax Madaxweyn Cabdiraxmaan Cirro Muxuu ka yidhi Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland ee ka Taagan Baarlamaanka Ingiriiska.

 Musharax Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro isaga oo ka hadlaaya dooda  Barlamaanka Ingiriisku ka keenay aqoonsiga Somaland waxa uu yidhi: Waxa aan si weyn...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Gaadhay Dalka Ethiopia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo saaka safar shaqo kaga dhoofay magaalada Hargeysa, ayaa gaadhay caasimadda...

- A word from our sponsors -

spot_img

Follow us

HomeWararka Caalamka