Hargeisa
clear sky
22.4 ° C
22.4 °
22.4 °
68 %
2.3kmh
4 %
Mon
32 °
Tue
32 °
Wed
33 °
Thu
33 °
Fri
33 °
spot_img
Monday, May 20, 2024

War Deg-Deg: Itoobiya ayaa Eriday afar Dublamaasi oo u Dhashay Dalka Ireland.

UncategorizedWar Deg-Deg: Itoobiya ayaa Eriday afar Dublamaasi oo u Dhashay Dalka Ireland.
Itoobiya ayaa eriday afar dublamaasi oo u dhashay dalka Ireland.
Dublamaasiyiintan ayaa ka shaqaynayey safaaradda Ireland ee Addis Ababa, waxaana xogta laga helay wasaaradda arrimaha dibadda ay sheegaysaa in dublomaasiyiinta la go’aamiyay muddo toddobaad ah in ay kaga baxaan dalka Itoobiya.
SRTV Rasmi Page
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles