Hargeisa
few clouds
18.8 ° C
18.8 °
18.8 °
83 %
1.3kmh
16 %
Tue
29 °
Wed
24 °
Thu
23 °
Fri
27 °
Sat
29 °
spot_img
Tuesday, March 3, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized“Xukuumaddu dhagaha ayay ka furaysatay tacaddiyada siyaasadeed” Guddoomiyaha Xisbiga Waddani.

“Xukuumaddu dhagaha ayay ka furaysatay tacaddiyada siyaasadeed” Guddoomiyaha Xisbiga Waddani.

maalinta xuuqul aadamaha ayaa laga xusay magaalada Hargeysa. waxaa lagu soo marti qaaday siyaasiyiin, xukuumadda iyo ururada rayidka ah. madashan waxaa ka soo baxa inta badan warbixin sanadle ah oo lagaga hadlaayo xuquqda aadamaha gaara ahaan, soomaliland.

guddoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi Xaaji Cali Hasan ayaa goobta hadal ka jeediyey waxaanu bogaadiyey guddoomiyaha Haayadda Xuquuqul insaanka Somaliland

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles