Hargeisa
overcast clouds
23.2 ° C
23.2 °
23.2 °
46 %
5.8kmh
98 %
Thu
23 °
Fri
33 °
Sat
34 °
Sun
35 °
Mon
35 °
spot_img
Thursday, May 19, 2022

Duqa caasimadda Hargeysa Mudane CKariim Axmed ayaa ka hadlay howlaha nadiifinta magaalada

HARGEYSAAWI | City PagesDuqa caasimadda Hargeysa Mudane CKariim Axmed ayaa ka hadlay howlaha nadiifinta magaalada

Duqa magaalada caasimadda ah ee Hargeysa Mundane CKariim Axmed Mooge ayaa ka hadlay in la xoojiyo nadaafadda magaalada. Waxuu uu sidoo kale u mahad-celiyey dadweynihii ka qeybqaatey nadiifinta magaalada maanta. Duqa magaaladu waxuu uu u qoondeeyey in toddobaadka ugu dambeeya bil kasta ay noqoto toddobaadkii nadiifinta magaalada.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles