Hargeisa
clear sky
26.6 ° C
26.6 °
26.6 °
18 %
7.4kmh
4 %
Sat
26 °
Sun
27 °
Mon
27 °
Tue
27 °
Wed
28 °
spot_img
Saturday, February 14, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
GanacsigaMaxay tahay sababta Sawirkan loogu kala Iibsaday Todoba milyan?

Maxay tahay sababta Sawirkan loogu kala Iibsaday Todoba milyan?

Ayaanle LK waa muwaadin dhallinyaro ah oo ku nool Magaalada Hargeysa. Waxa uu aad u isticmaalaa baraha bulshada. Waxa uu ku soo bandhigaa sawiraana dareenka bani-aadanimada xabaarsan.

Ayaanle LK waxa uu soo gudbiyaa sawiraana farshaxanka ah ee khuseeya dhaqanka. waxa uu hal-abuuraa farshaxan sawiraana ku aadan arrimaha bulshada nolosha adyawgana lagu dabbaqaayo.

Shirkadda SOMAR SOOR  oo ka shaqaysa arrimaha tiknoolojiga iyo farshaxanka ayaa iibsatay Sawir dhowaan aad u dhexqaaday baraha bulshada oo soo bandhigay Ayaanle LK. “Waxaa jira sawir aan iibsnay oo gaadhaysa 7milyan oo somaliland shiling ah’, Maamulaha guud ee dhirkadda Soomar.

hadaba si aad uga bogato acluumaadkan daawo muuqaalkan.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles