Sabti, (Hargeysa 25-12-2021)-Idaacadda Radio Hargeysa ayaa ah idaacadda ugu da’da weyn geeska afrika. waxaa la aasaasay 1940-naaadkii. Waana idaacad leh kayd aad u ballaadhan. Dagaaladii sokeeye wadanka ka dhacay wax saamayn ah kumay yeelan idaacadda Radio Hargeysa.
idaacaddan Sw-2 oo laga dhegaysto mawjadaha gaagaaban ayaa fadhiisatay 2018kii.