Hargeysa, Sabti(18-12-2021) Guddoomiyaha Dalladda SONSAF ayaa tobabar u qabtay 30 dhallinyaro ah oo ka kale socda xisbiyada Qaranka Kulmiye, Waddani iyo Ucid. Tobabarkan oo ah mid sanad le ah oo la siiyo xubnaha xisbiyada ayaa maanta dallada ay ku midoobeen ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF ay oo qaban qaabisay.
Guddoomiyaha SONSAF oo ka hadlaayey furitaanka ayaa yidhi, “Waxaa laydinku yeedhay inaad faham buuxa ka qaadataan hannaanka ololaha”.
Dalladan ayaa ka shaqaysa arrimaha doorashooyinka, waxay qabataa tobabaro ku saabsan doorashooyin, doodo iyo falanqayn ku saabsan doorashooyinka somaliland.




