Hargeisa
clear sky
19.2 ° C
19.2 °
19.2 °
80 %
1.5kmh
2 %
Tue
29 °
Wed
24 °
Thu
23 °
Fri
27 °
Sat
27 °
spot_img
Tuesday, March 3, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
HARGEYSAAWI | City PagesDuqa Caasimadda oo la kulmay Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada

Duqa Caasimadda oo la kulmay Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada

Guddoomiyaha caasmimadda Hargeysa mudane CKariim Axmed Mooge ayaa maanta la kulmay Guddi hoosaadka aqalka wakiilada si ay buu yiri “aanu isku xog wareysano” mar uu warbaahinta kula hadlayey afafka hore ee aqalka wakiilada. Sidoo kale waxaa isna halkaa ka hadlay Guddoomiyaha Guddigaas Xildhibaan/Garyaqaan Guruuje oo uga mahadceliyey kulankaa ay la qaateen Duqa Caasimaadda.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles