Hargeisa
clear sky
19.2 ° C
19.2 °
19.2 °
80 %
1.5kmh
2 %
Tue
29 °
Wed
24 °
Thu
23 °
Fri
27 °
Sat
27 °
spot_img
Tuesday, March 3, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedDagaalka Magaalada Boosaaso ka Taagan oo Maalinkiisii Labaad Galy.

Dagaalka Magaalada Boosaaso ka Taagan oo Maalinkiisii Labaad Galy.

Arbaca, (Boosaaso 22-12-2021), Dagaal ayaa maalinkii labaad ka socda magaalada Boosaaso kaasi oo u dhexeeya ciidanka Maamulka Puntland iyo Ciidamada PSF ee uu hoggaamiyo Maxamuud Diyaano.
Waxa muuqata inaan wali lagu guulaysan dadaaladii xabad joojinta ahaa ee ay wadeen Waxgaradka deegaanku.
Dagaalladan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawacyo aan tiradooda weli la xaqiijin.

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtey in ay diyaar u tahay xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Boosaaso iyo wada-hadal ay la gasho PSF – Wasiirka Amniga Mr.Gallan.

“Waayo-aragnimo badi dadka Soomaaliyeed soo arkeen ayaan saakay dhadhaminay. Marna ma fileyn adiga oo macawistii jiifka qaba ayaad ka qixi doontaa Boosaaso. waxase wacay baabuur kaddib markii gurigii na xigay uu ku habsaday madfac ayna u geeriyoodeen tiro shacab ah. Gaadhiga iga dambeeya qiyaastii 60 qof oo ehelkayga ah ayaan ku saarannahay kuwaas oo dumar iyo carruur u badan gogol iyo gassiinba guryahooda kaga soo cararay ! “.
Waxaa qoray Kamaaludiin Abshir oo kamid ah dhallinyarada Boosaaso.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles