Hargeisa
few clouds
18.8 ° C
18.8 °
18.8 °
83 %
1.3kmh
16 %
Tue
29 °
Wed
24 °
Thu
23 °
Fri
27 °
Sat
29 °
spot_img
Tuesday, March 3, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedAqlabiyadda Golaha Wakiilada oo Waraaq u Gudbiyey Maxkamadda Sare.

Aqlabiyadda Golaha Wakiilada oo Waraaq u Gudbiyey Maxkamadda Sare.

Salaasa, (Hargeysa 21-12-2021)-kadib markii Maalinkii Shalaya ahaa Guddidii Shir-gu-doonku u igmaday xallinta khilaafkii Golaha wakiilada ka taagnay ay ka gacan taagteen in ay xal helaan. Aqlabiyaddii Golaha wakiilada oo Maanta qoraal u gudbiyey maxkaddda Sare ay ku sheegayaan in uu dhaqan gal yahay Xeerka Furista Ururada Siyaasaddu..

46 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiiladda, gaar ahaan mudaneyaasha taabacsan in uu dhaqan Gal yahay Xeerka Furista Ururada Siyaasiga ah ayaa maanta Maxakamada Sare u Gudbiyay xeerkaasi.

guddi loo xilsaaray damin khilaafkan golaha wakiilada ayaa u maara waayey. waxaay arrinkii dhexdhexaadinta dib ugu soo celiyeen Shir-gudoonka Golaha.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles