Hargeisa
broken clouds
26.1 ° C
26.1 °
26.1 °
44 %
2.3kmh
80 %
Tue
28 °
Wed
24 °
Thu
23 °
Fri
27 °
Sat
29 °
spot_img
Tuesday, March 3, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Shil Galay.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Shil Galay.

Axad, (Hargeysa, 19-12-2021), Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shil ku galay wadada Berbera.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha somaliland oo ka mid ahaa wefdi la socday madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa shil ku galay jidka xidhiidhiya Hargeysa iyo Berbera.
dhaawaca agaasimaha ayaa loo soo qaaday cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.
Berbera Corridor waa wdhismaha wadada isku xdiha magaalada caasimadda ah ee Hargeysa iyo Magaalo ganacsiyeedka berbera. Dhismahan oo socday afartii sano ee ugu danbaysay ayaa si wacan u socda. Waana mashaariicda aadka u guulaystay ee ay Jamhuuriyada Somaliland la gashay maalgashadayaasha.
Dhismaha wadada u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa ayaa si fiican u socda waxaana la dhammaystiray 80%. waana waddo aad muhiim ugu ah isu socodka wadanka iyo ganacsiga magaalada Berbera. Dawladda Itoobiya ayaa iyana geesteeda ku leh saami, waxaanay  kale soo degi doontaa alaabooyinka dibadda uga yimaada iyada oo wax-soo-saarkeedana ka dhoofin doonta.
 Dhismaha wadadan ayaa inta badan keenay khasaare nafeed iyo mid maal ma kadib dhismaheeda. waxaana soo badanaaya shilalka ka dhaca maalmahan.
dhismaha wadadan oo casriya ayaa gaadiidlay badan ku sababta in ay  shilal ku galaan.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles