Hargeisa
broken clouds
26.1 ° C
26.1 °
26.1 °
44 %
2.3kmh
80 %
Tue
28 °
Wed
24 °
Thu
23 °
Fri
27 °
Sat
29 °
spot_img
Tuesday, March 3, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedHogaanka Xibiyada Mucaaraidka ayaa Soo Gebagebeyey Shirkii ay Wada lahaayeen Beesha Caalamka.

Hogaanka Xibiyada Mucaaraidka ayaa Soo Gebagebeyey Shirkii ay Wada lahaayeen Beesha Caalamka.

Hogaanka Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID Iyo Waddani ayaa soo gabogabeeyay Shirarkii Magaaladda Nairobi kula yeesheen xubnaha Beesha caalamka ee taageerta Dimuqraadiyadda Somaliland .
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka Hadlay ayaa yidhi
“Waxaanu soo gebogebaynnay maalintii saddexaad ee kulamadii Xisbiyada mucaaradku ay lalahaayeen waddamada Somaliland saaxiibbada la ah ama ka caawiya Doorashooyinka iyo mucaawinooyinka kala duwan ee xagga horumarka iyo bini-aadamnimada.
Waxaannu maanta kulamo la qaadannay Safaaradaha Norway, Germany iyo Maraykanka ee Nairobi. Dhammaan kulamadaasi waxay noogu dhammaadeen guul.
Danta Somaliland ayaa inoo ballan ah.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles