(Isniin, 10-02-2021)-loolan adag oo u dheexeeya Shiinaha iyo Maraykan ayaa galay weji kale. Dawladaha geeska Afrika waxaa maalgashaday Shiinaha, isaga oo ka hirgeliyey warshadaha iyo kaabayaasha dhaqaale sida wadooyinka, dhismayaasha dawladda, xarumo caafimaad iyo xarumo ganacsi oo lagu iibiyo waxoosaarka dalkiisa.