Hargeisa
broken clouds
21.7 ° C
21.7 °
21.7 °
63 %
9.2kmh
61 %
Sat
30 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
31 °
Wed
30 °
spot_img
Saturday, September 13, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
KenyaKenya oo dib u bilowday baarista dhul-badeedkii ay isku hayeen Somalia.

Kenya oo dib u bilowday baarista dhul-badeedkii ay isku hayeen Somalia.

(Arbaca 11 Jan 2022)– Kenya ayaa xoojisey sahanka saliid iyo gaas ay ka baarayso agagaarka Lamu Basin todobaadyo uun kaddib markii ay diiddey xukunkii Maxkamadda ICJ.

Madaxa Wakaaladda Batroolka, James Ng’ang’a, ayaa sheegay in shirkadda shidaalka Talyaaniga ah ee ENI (Ex Agip) qaybteeda Kenya ee ENI Kenya Business Venture (BV), ay sahanka dib u bilowday bishii hore, gaar ahaan ceelka Mlima-1 oo sidoo kale loo yaqaan  Block L11B.

Shirkadda ENI ayaa lagu wadaa in kaddib sahankeeda ay natiijada soo saarto labada bilood ee soo aaddan, iyadoo howsha oo ay dib u bilowday 28-kii Diseembar lagu wado inay socoto muddo 2 bilood ah, sida uu Mr Ng’ang’a u sheegay Business Daily.

Tan iyo Abriil sanadkii tegey, Kenya ayaa sawirid iyo calaamayn ku haysey dhul-badeedka Lamu Basin oo la rumaysan yahay inuu shidaal badani ceegaago, taasoo ah aag isku xira Somalia-Kenya, ilaa Tanzania.

Somalia ayaa Maxkamadda ICJ gaarsiisey dacwadda dhul ku fadhiya 100,000 oo KM oo jibbaaran oo ay ka buuxaan gaas, saliid iyo macaadin kale bishii Agoosto 2014-kii, waxaase bishii Oktoobar la xugmiyey in dhulka intiisa badan ay leedahay Somalia.

Yeelkeede, Kenya oo horay u sheegtay in aanu go’aankaasi khusaynin ayaa meesha ay iminka baaraysaa aanu ahayn baloogyada jira dhanka Somalia, balse waa arrin u baahan in isha lagu hayo.

Xigasho Hadalsame.com

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out our other content

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program to expand solar energy access in rural communities that remain disconnected from the national power grid. The Ministry of Energy and Mines announced that the first phase will provide solar systems to...

Sudan’s Ongoing Conflict Triggers New Wave of Refugees in Horn of Africa

The ongoing conflict in Sudan continues to fuel a humanitarian crisis, with thousands of civilians fleeing into neighboring countries in the Horn of Africa. Refugee camps in Ethiopia, South Sudan, and Chad are reporting a sharp increase in arrivals,...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities on its Red Sea coast, aiming to transform itself into a key trade hub in the Horn of Africa. The upgraded infrastructure includes modern cargo terminals and improved transport links designed to...

Check out other tags:

Most Popular Articles