Marwa Edna Adan waxay qabatay howls kala duman qaar heer salami ah & kuwo dalkeeda ah. Markii ay dalkeeda ku soo noqoteyn, si ay wax ugh qabato umaddeeda waxay furtay Isbitaalkii ugu horeeyey Geeska Afrika ee Hooyada & Dhallaanka. Isbitaalada noocan oo kale ahi waxy ku yaalaan oo keliya dalalka hore-u-maray.