Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedXisbiga Waddani Oo Taageereyaashooda Ugu Baaqay In ay Qaadacaan Telefishanka Qaranka.

Xisbiga Waddani Oo Taageereyaashooda Ugu Baaqay In ay Qaadacaan Telefishanka Qaranka.

“Mudadii uu jiray TV-ga qaranku wali muu gaadhin halka uu gaadhay intii Wasiirka hada joogaa uu gacanta ku hayay. Halka uu imika maraayo xataa lama odhan karo waa TV xisbi waayo waxaa laga baahiyo waa wax ka hooseeya wixii xataa qof ciyaala suuqa oo suuqa iska joogaa odhan lahaa. “
“Saleebaan taariikhdaa qori doonta sida uu Idaacadii iyo TV-gii ka dhigay mudadii uu xilka hayay ee kalsoonidii iyo haybadii qaranimo ee warbaahinta qaranka uu u bahdilay. Waananu joojinaynaa isticmaalkooda inta ay wax iska badalayaan.”
“Taageerayaashayadana waxaanu u sheegaynaynaa inay qaadacaan TV-ga iyo idaacada inta ay ka noqonayaan kuwo qaran.”
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles