Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan, Xoghayaha Guuud Md Khadar Xuseen Cabdi iyo masuuliyiin kale ayaa Xisbiga ku soo dhaweeyay siyaasiyiin iyo aqoonyahan Xisbiga ku soo biiray.Xisbiga Waddani Oo Qaabilay Siyaasiyiin Ka soo Baxay Kulmiye.
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan, Xoghayaha Guuud Md Khadar Xuseen Cabdi iyo masuuliyiin kale ayaa Xisbiga ku soo dhaweeyay siyaasiyiin iyo aqoonyahan Xisbiga ku soo biiray.



