Hargeisa
few clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
80 %
0.8kmh
18 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
20 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedXeerka Madaxweynuhu Soo saaray Muwaadin Ma Lagu Ciqaabi Karaa?, Garyaqaanka Golaha Wakiilada.

Xeerka Madaxweynuhu Soo saaray Muwaadin Ma Lagu Ciqaabi Karaa?, Garyaqaanka Golaha Wakiilada.

Garyaqaan Mubaarik Cabdi, oo ka mid ah Sharciyaqaanada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in xeerkii maanta madaxweyne Biixi, soo saaray aanu ahayn xeer Ciqaabi ka dhalankaro.
Waxa jira sharciyo Fuduud oo la soo saari karo balse aan lahayn dhaqan gal sharci oo ay ciqaabi ka dhalan karto waxaana ka mid ah.
1)Baaqa “Declarations”
2)Qaraar Gole “Resolutions”
3)Talo soo jeedimaha “Recomendations “.
Dhamantood waa la soo saari kara balse malaha camal fal qanuun oo jidaynaya in qof xoriyada laga qaado ama la xayiro .
waxa ka mid ah wareegtada maanta ka soo baxday xafiiska madaxweyanaha iyo Go,aanada Gole ee uu u cuskaday Go,aankiisa labadaas oo la isku daray sharci ahaan talaabo qof lagagma qaadi karo waa qoraalo Niyad wanaag ah balse Maaha xeer ciqaabeed ,oo kuma dhaqmayaan mana tix galinayaan Ha,yadaha Cadaaladu sida Booliska ,Xeer Ilaalinta ,iyo Maxakamaduhuba.
Hadaba Maxaa noqon kara dambi ciqaabi ka dhalan karto ?
waxa ka jawaabaya qodobka 26(1) ee Dastuurka dalka
“Ciqaab iyo Dembi waa wixii qodob xeer ama qanuun jideeyay ,waxaana reeban in ciqaabta loo fuliyo hab aan xeerka waafaqsanayn.
Qodobkani laba nuxur buu koobsanaya.
a)inuu jiro xeer ama qodob tilmaamaya Fal dembi ah ,taa macnaheedu waxay tahay maadama oo aanu jirin xeerkaasi in la smaeeyo xeer oo ay sameeyaan Golaha xeer dejinta oo ah Golaha wakiilada.
b)Inaan loo Fulin ciqaabta hab aan waafaqsanayn xeerka Marka kowaad waxaan fahmaynaa inay ciqaabtu ka dhalato dembi dembiguna , yahay Fal uu sharci xaraantinimeeyay sidaa awgeed lama fulin karo ciqaan aan xeer ciqaabeed ka dhalan.
<img class="j1lvzwm4" role="presentation" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
<img class="j1lvzwm4" role="presentation" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles