Hargeisa
few clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
80 %
0.8kmh
18 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
20 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedWiil Soomaali Ah Oo Baabuur Xoog Kaga Qaadi Gaadhay Xiddig Arsenal U Safta.

Wiil Soomaali Ah Oo Baabuur Xoog Kaga Qaadi Gaadhay Xiddig Arsenal U Safta.

Wiil Soomaali Ah Oo Baabuur Xoog Kaga Qaadi Gaadhay Xiddig Arsenal U Safta.
Xiddigga kooxda Arsenal Gabriel Magalhaes ayaa dagaal la galay nin isku dayay inuu dhac u geysto gaadhigiisa oo yaallay meel gawaadhida lagu xareeyo.
Muuqaal ay duubtay kameerada ammaanka ee CCTV oo toddobaadkii hore laga shiday maxkamad ayaa muujineysa nin 23 jir cayaaratoy ah oo iska difaacaya budhcad kaddib markii gaadhugiisa oo ah nooca Mercedes qiimihiisuna yahay £45,000 uu dhigay meesha gawaadhida la dhigo ee ka tirsan gurigiisa oo ku yaalla Barnet, waqooyiga London.
Arrintan, oo dhacday bishii August, ayaa sababtay in mid ka mid ah budhcaddaas oo lagu magacaabo Cabdirxamaa Muuse oo la rumeysan yahay inuu yahay Soomaali- British ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ah.
Sida laga soo xigtay wargeyska Daily Mail, booliiska ayaa Muuse, oo 26 jir ah, la xidhiidhiyay dhacdadaas kaddib markii dhiigga hiddo-sidaha DNA laga qaaday koofiyaddiisa, oo dhulka ku dhacday xilligii la xidhayay.
Bbc
<img class="j1lvzwm4" role="presentation" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
<img class="j1lvzwm4" role="presentation" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles