Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
International Relations | HORN OF AFRICAWefdi Ka Socda Dawladda Israa'iil oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa.

Wefdi Ka Socda Dawladda Israa’iil oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa.

Sabti, (Hargeysa, 25-12-2021)-Casus Belli oo ka faalooda Defence Company ayaa sheegay in wafdi ka socda Israel ay la kulmeen Madaxweynaha Somaliland HE.Muse Bihi Abdi sadex maalmood ka hor.
Hadii warka Casus Belli uu soo shaacbaxo, ayaa waxa ay arintan ay timid , kadib markii Samuel Ramani, uu soo wariyey maanta in dibloomaasiyiin Maraykan ah ay sheegeen in xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka uu xoogaysanayo, iyada oo lagu xoojinayo xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland.
Somaliland waxaa ku soo qulqulaaya wufuud caalamiya, waxaa ugu danbeyey todobaadkii  hore oo ay somaliland soo booqdeen Wefdi ka socda Kongareska Maraykan oo la kulmay madaxweyne Biixi iyo Golayaasha Qaranka.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles