Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized“Waxaanu soo Saarnaa Daqiiqda Moofada lagu isticmaalo iyo Daqiiqda Guryaha loo Iscticmaalo” Shirkadda Al-Waddaniyah.

“Waxaanu soo Saarnaa Daqiiqda Moofada lagu isticmaalo iyo Daqiiqda Guryaha loo Iscticmaalo” Shirkadda Al-Waddaniyah.

Warshada daqiiq ee National Flour Mill Company ama Al-Waddaniyah ayaa si weyn uga soo qayb qaadatay bandhigga warshadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland. Warshadani waxa ay ku taallaa magaalo xeebeedka Berbera. Waxay buuxisay baahida loo qabay waxsoosaarka daqiiqda. Waxanu maanta ku booqanay xarunta bandhigga ee Tiyaatarka.

“Waxaanu soo saarnaa laba qaybood qaybta moofada lagu isticmaalo iyo daqiiqda guryaha looiscticmaalo”, Faadumo Cali Cabdi, Madaxa suuqgeynta shirkadda.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles