Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized“Waxaanu kaga Qayb Qaadanay Warshada soo Saarta Taydha Noocyadeeda kale Geddisan.." Shirkadda Shifo.

“Waxaanu kaga Qayb Qaadanay Warshada soo Saarta Taydha Noocyadeeda kale Geddisan..” Shirkadda Shifo.

Shirkada Shifo oo soo saarta Biyaha iyo noocyada taydha ayaa Iyana si weyn uga qayb qaadatay carwada ganacsiga ee ka socota Magaalada Hargeysa gaar, ahaan, Tiyaatarka.

Shirkaddani waxay soo saartaa nooocyada taydha weelka iyo dharka iyo sido kale biyaha la cabbo.

Salmaan Cabdirashiid oo ka titsan masuuliyiinta shirkadda ayaa nooga warramay waxyaabaha ay shirkaddu soo saarto iyo waxa ay manta soo bandhigeen.

“Waxaanu kaga qayb qaadanay warshada soo saarta taydha noocyadeeda kale geddisan iyo warshadda soo saarta biyaha”, ayuu yidhi Salmaan Cabdirashiid.

Bandhigan waxaa ka soo qayb galay in ka badan 41 shirkadood oo waddan ah sida uu sheegay agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga iyo maalgashigu xafladdii furitaanka.

Warshadahani dhammaan tood waxay ka hawl galaan lixda gobo lee waaweyn ee Jamhuuriyadda Somaliland. Waxsoosaarkoodana waxa uu kor uqaaday shaqaalaysiinta dhallinyarada dalka. Sidoo kale, waxay kordhiyeen dakhliga dawladda.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles