Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized"Waxaa Xidhmay Xilligii Soo Xaraynta Erooyinka ee Xsibiga WADDANI", Ismaaciil Aadan Cismaan.

“Waxaa Xidhmay Xilligii Soo Xaraynta Erooyinka ee Xsibiga WADDANI”, Ismaaciil Aadan Cismaan.

Guddoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha 2-aad ee Xisbiga Mudane Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) ayaa ku dhawaaqay in ay xidhan tahay soo xaraynta ergooyinka ka qayb galaya Shirweynaha Xisbiga ee qabsoomaya 15-ka iyo 16-ka November 2021.

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in qurbejoogta iyo musharraxiintii Xisbiga ee aan ku soo bixin doorashooyinkii Wakiillada iyo Deegaannada loo ogol yahay in ay ilaa 10-ka bisha soo xareeyaan waraaqahooda ergonimada.

Mudane Ismaaciil Yare waxa uu shaaciyay in 9-ka Bisha la bilaabi doono qaybinta Kaadhadhka ergooyinka shirweynaha 2-aad ee Xisbiga islamarkaana qof walba kaadhkiisa kala xidhiidhi doono ciddii wakiilka ka ahayd ee gobollada iyo degmooyinka

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles