Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized"Waxaa Loo Baahanyahay Xukuumad La Jaanqaadda Golayaasha Cusub", Siciid Cudhay.

“Waxaa Loo Baahanyahay Xukuumad La Jaanqaadda Golayaasha Cusub”, Siciid Cudhay.

Siciid Cudhay oo ka soo noqday Dibadda ayaa soo gaadhay Magaalada Caasimadda ee Hargeysa. Waxaana garoonka diyaaradaha ee Hargeysa ku soo dhoweeyey boqolaal qof oo taageerayaashiisa ah.

Siciid oo ka hadlaayey sicir bararka shacabku ka qaylinayeen maalmahan ayaa yidhi, “Hargeysi waxay u baahantay ganacsato dadkeeda ilaashata, uma baahna ganacsato boobta”.

 

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles