Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedWaxaa Dalka Turkiga Ku Geeriyooday Ganacsade Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (Alloore)

Waxaa Dalka Turkiga Ku Geeriyooday Ganacsade Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (Alloore)

Alle Ha U Naxariiste Waxaa Dalka Turkiga Ku Geeriyooday Ganacsade Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (Alloore) Oo Mudooyinkii U Dambeeyey Halkaas U Joogay Xaald Caafimaad.
Qoyskii, Qaraabadii, Ehelada iyo Guud Ahaan Shacabka Somaliland ba Alle Samir Iyo Iimaan Saadiq Ah Haka Siiyo Marxuumka Qabrigana Ha Nuuriyo.
Marxuumku Wuxu Qeyb Laxaad leh kasoo Qaatay Dib u dhiskii Dalka Iyo Nabadayntiisi, Isagoo Sidoo Kale Qeyb Ka Ahaa Bilowgii Aasaaska Somaliland Ragii Horseeday In Dalka Laga Sameeyo Maal Gashiyo Ku Kacay Aduun Lacageed Oo Aad U Tiro Baddan.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles