Hoggaamiyaha Haysta Shahaadada Nabadda ee Nobal Peace Prize Abiy Ahmed Ali. Waa hooggaamiyaha la ciirciiraya dagaal sokeeye oo itoobiya ku jrtay saddexdii sano ee ugu danbaysay. Ra’iisal Wasaare Abey Axmed waxa uu talada dalka Itoobiya qabsaday 15, feb 2018. Markii uu is casilay Raiisal Wasaarihii Itoobiya Xayla Maryam Desalin. Ergooyinkii Xisbigii EPRDF ayaa Abiy Axmed u doortay raiisal Wasaare. Abiy Ahmed Waxaa 2019 la guddoonsiiyey shahaadada Nabadda Adduunka, kadib, markii uu soo afjaray colaaddii u dhexaysay Eriteriya iyo Itoobiya.
halkan ka daawo Taariikhdiisa oo dhammaystiran.




