(isniin, 10-01-2021)-Wasiirka Wasaarada Khayraadka iyo Macdanta jamhuuriyadda Somaliland Faarax Cabdillaahi Muuse ayaa soo bandhigay xogo muhiima oo ku saabsan xilliga la bilaabayo ceelkii ugu horreeyey ee shidaal ee laga hirgeliyo Somaliland.
sidoo kale wasiirku waxa uu shegay shirkadda qaadatay qandaraaskan.