Warbaahinta caalamiga ee ku sugan maagaalada Taipei, caasimadda Taiwan ayaa wareystay wafdigii uu hogaaminayey Wasiirka arrimaha dibadda ee Jamhuriyadda Somaliland oo ka koobnaa ilaa saddex wasiir oo kale sida Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda iyo Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland.




