Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
City Hall NewsWadada isku Xidha Maxamed Mooge iyo Masalaha oo l Dhismaheeda la Bilaabayo

Wadada isku Xidha Maxamed Mooge iyo Masalaha oo l Dhismaheeda la Bilaabayo

Wadada isku Xidha Maxamed Mooge iyo Masalaha oo la Banneeyay Dhismaheedana la Bilaabayo. Dawladda Hoose ee Magaalada Hargaysa ayaa bilaabay bannaynta iyo dhismaha waddooyinka magaalada intii uu Maayar Mooge ahaa hoggaan Dawladda Hoose. waxaa gacanta lagu hayaa dhawr waddo oo ay kamid tahay wadada siinay, wadada Suuqa ilaa Halleeya oo maayaraka iyo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Saylici ay dhagax dhigeen.

magaalada Hargeysa ayaa la dhhibaataysan wadooynka burburasan ee isku xidha magaalada. ma jirto waddo si wanaagsan u dhisan, marka laga reebo wadada madaxtooyaa ilaaa suuqa oo weli aan burbur so gaadhin.

Degmada Maxamed Mooge waxay ka tirsantahay degmooyinka waddooyinkeedu aad burburku u soo gaadhay. Degmadnina waxay leedahay baaxad aad u ballaadhan, waagii horena waxay qayb ka ahayd Degmada Maxamuud Haybe.

Degmada Maxamed Mooge waxay xuduud deegaan la leedahay woqooyi degmada Macalin Haaruun, Galbeedna degamda Maxamuud haybe.

haddaba, Maanta waxaa bannayn waddo ka bilaabay Guddoomiyaha degmada Maxamed Mooge iyo Odayaasha Xaafadda. wadadan oo isku xidhi donta masalaha iyo Degmada maxamed mooge.

Gudoomiyaha Degmada Maxamed Mooge Maxamuud Cabdi Xasan,isaga ooka hadlaaya goobtii bannaynta waxa uu yidhi, “Degmada Maxamed Mooge waxaan ka codsanayaa in ay isku tiirsanaadaan oo ay horumarka ka qayb qaataan”

Golaha deeganka ee la doortay 31-kii May. 2021, ayaa dardar cusub la soo baxay si ay horumarka magaalada uga shaqeeyaan, sidii ay ol’olohoodii ballanka ku qaadeen.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles