Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
HARGEYSAAWI | City Pages#TOOS Dawlada hoose ee Ceerigaabol vs Waxool Hargeisa Horyaalka Horyaalada Somaliland

#TOOS Dawlada hoose ee Ceerigaabol vs Waxool Hargeisa Horyaalka Horyaalada Somaliland

(Khamiis, 13-01-2022)-Ciyaaraha horyaalada waxaa maanta kulan ku dhex mari doonaa Waxool Hargaysa iyo Dawladda Hoose Magaalada Ceerigaabo. Ciyaartan ayaa loogu bixi doonaa finalka. waxaa finalka sii taagan Kooxda Goodir ee Ciidanka Booliiska Jamhuuriyadda Somaliand kadib markii ka badiyeen kooxda Dawladda Hoose. Ciyaartan Waxool iyo Dawladda Hoose ee Ceerigaabo ayaa aad loo sugayaa natiijadeeda.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles