Hargeisa
broken clouds
26.3 ° C
26.3 °
26.3 °
39 %
6.6kmh
72 %
Fri
26 °
Sat
29 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
28 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedTaliyaha Guud ee Ciidanka Hindiya oo Diyaaradi la Dhacday.

Taliyaha Guud ee Ciidanka Hindiya oo Diyaaradi la Dhacday.

Taliyaha Guud ee ciidanka Hindiya oo diyaaradi la dhacday.
Diyaarad milatari oo uu saarnaa taliyaha guud ee ciidanka Hindiya Jenaraal Bipin Rawat ayaa ku dhacday galbeedka dalkaasi.
Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhintay shilkaas, halka saddex dhaawac ahna laga soo badbaadiyo.
Wali waxaa socda hawlaha samatobixinta iyada oo la raadinayo dadkii kale diyaaradda saarnaa oo tiradoodu tahay 14 ruux.
Source: india today.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles