Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedTaiwan oo Somaliland ka Caawinaysa Dhinaca Ammanka.

Taiwan oo Somaliland ka Caawinaysa Dhinaca Ammanka.

Dawladda Taiwan ayaa shaaca ka qaaday in ay Somaliland ka taageeri doonto ilaalada Amaanka badda.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Taiwan ayaa sheegay in Somaliland oo ay leeyihiin xidhiidh ka caawin doonaan Ilaaladda amaankeeda dhinaca Badda.
Dawladda Taiwan waxay xidhiidh toosa la samaysay Somaliland, waxaanay ka furatay qunsuliyad, halka Somaliland-na ka furatay qunsuliyad. waxaa dhex maray somaliland iyo taiwan xidhiidh toosa oo iskaashi sida dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo waxbarashada.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles