Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka Caalamka"Somaliland Waxa ay ku Taa laa Bogcad Caalamku Danaynayo" Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalilandd

“Somaliland Waxa ay ku Taa laa Bogcad Caalamku Danaynayo” Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalilandd

(Salaasa, 11–1-2021)-Golaha wakiilada JSL ayaa ansixiyey wasiirka arimaha dibada jsl dr Ciise kayd Maxamuud oo saaka golaha horyimid. Wasiir Ciise Kayd ayaa kamid ahaa masuuliyiin Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi soo magacaabay dhowaan inuu hoggaamiyo wasaaradda arrimaha dibadda Jahmhuuriyadda Soomaliland oo muddo lix bilooda bilaa wasiir ahayd.
Ciise Kayd ayaa Maanta hor  tagay Golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland isaga oo ka sheekeeyey halka ay marayso siyaasaddii arrimaha dibadda Somaliland.
 “Somaliland waxay ku taalaa buqcad caalamku danaynayo”, ayuu ku yidhi wasiirku hadal jeedintiisii Golaha hortiisa.
Wasiirk Kayd ayaa safaro badan ku tegay wadamada Maraykanka, Kanada, iyo ingiriiska sida uu ku sheegay hadal jeedintiisa. wasiirka ayaa maanta ka soo xaadiray golaha wakiilada si loo ansixiyo wasiirnimadiisa
Wasiirk Ciise Kayd Maxamuud ayaa kamid ah musharrixiintii u tartamaayey golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Doorashadii 31- May, 2021. Waxaanu kamid ahaa musharrixiintii ku soo bixi waayey doorashada kadib ayuu Madaxweyne Biixi u magacaabay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland.
.
Xafiiska Warqabadka Hargeysa Herald.
Xafiiska Guud.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles