Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized"Somaliland Sharcigii Waxa la tuuray Markii layidhi Golaha wakiiladu 16 Sanno Ayay fadhiyayaan", Garaqaan Guuleed Dafac.

“Somaliland Sharcigii Waxa la tuuray Markii layidhi Golaha wakiiladu 16 Sanno Ayay fadhiyayaan”, Garaqaan Guuleed Dafac.

Guuleed Dafac oo ka mid ah garyaqaanada Somaliland ayaa dhaliilay hanaanka muddo korodhsiga ee ay sameeyaan madaxweynayaasha Somaliland. qoraalkan kooban ayuu ku daabacay bartiisa facebook.

“Somaliland Sharcigii waxa la tuuray Markii layidhi Golaha wakiiladu 16 Sanno Ayay fadhiyayaan, Golaha guurtiduna 24 Sanno ayay Fadhiyaan”

“Marka layna leeyahay 10 Saano kadib ama 20 sanno kadib ayuu hebel madaxwayne inoo noqonayaa Aniga Mustaqbalkaygii Yaa u shiray, Soo nigan taagan ee idinla jooga Maxaad iigu Shiraysaan?”
Garyaqaan Guuleed Dafac.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles