Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedShirkadda Turkish Furniture o0 ku soo Bandhigtay Bandhigga Warshadaha agab Casriya.

Shirkadda Turkish Furniture o0 ku soo Bandhigtay Bandhigga Warshadaha agab Casriya.

Waxaa maalinkiisii labaad galay bandhigga Carwada Warshadaha Jamhuuriyadda Somaliland. 4-tii Decembar waxaa furay agaaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Siciid(Maxamed Somali) iyo Maayarka Caasimadda Cabdikariim Axmed Mooge.

Shabakadda wararka ee Hargeysa oo boqatay Maanta xarunta bandhiga  ayaa la kulantay qaar ka amid ganacsatada soo bandhigay ganacsigooda.

Waxaa si weyn uga qayb qaadatay shirkadda Turkish Furniture o soo bandhigtay agab casriya.

Madaxa suuq geynta shirkada Mubaarik Saleebaan Cumar ayaa nooga warrmay waxa ay shirkad ahaan soo bandhigayaan ayna shacabka jamhuuriyadda Somaliland u qabtaan.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles