Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedShirkada Saxansaxo Group oo ku Soo Bandhigtay alaabta ay Soo Saarto Bandhigga Carwada Warshadaha

Shirkada Saxansaxo Group oo ku Soo Bandhigtay alaabta ay Soo Saarto Bandhigga Carwada Warshadaha

Shirkadda sharaabka iyo biyaha ee Soda King loona yaqaano Saxansaxo Group, ayaa carwada ganacsiga ee sanadkan ku soo bandhigtay alaabada kale duwan ee ay soo saarto. Shirkadda oo ah shirkad waddani ah oo ku taala magaalada Burco ayaa si ballaadhan uga qayb qaadatay carwada ganacsiga warshadaha ee ka socoto Tiyaatarka Magaalada Hargeysa.

Muuse Maxamed Cismaan oo ah qaybta suuqgeynta ee shirkdaa oo shabakadda wararka ee Hargeysa Herld la hadlay ayaa ka warramay waxyaabaha shirkaddu soo saarto.

“Waxaanu kaga soo qayb galnay ka shirkad ahaan, shirkadda soo saarta sharaabka ee Soda King iyo Saxansaxo Mineral Water”, Muuse Maxamed, madaxa suuqgeynta shirkadda.

Shirkadda ayaa samaysay qiima dhimis buuxda inta ay socoto bandhigan carwada warshaduhu.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles