Nin weyn oo oday ah oo markaa ka yimi miyi ayaa imanaya meel wacyi uu sheekh ka akhriyaayey. Sheekhii baa markaa isaga oo wacdigii jeedinaya uu ka hadlayaa dhibaatada ay xantu leedahay, haddana mawduucii ku xigay ee uu Sheekhu ka hadlo ayaa noqonaysa “Sheydaanka”. Ninkii odayga ahaa ee miyi ka yimi ayaa markaasi hadal la soo boodaya oo odhanaya; “Sheekhoow waadigii xanta ka hadlayee, maxaad imika u xamanaysaa Sheydaanka!” dadkii dhegeysanaayey ayaa wax qosla iyo wax yaaba noqday!.Sheekadii Abaalka iyo Shaydaanka.Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen.
Nin weyn oo oday ah oo markaa ka yimi miyi ayaa imanaya meel wacyi uu sheekh ka akhriyaayey. Sheekhii baa markaa isaga oo wacdigii jeedinaya uu ka hadlayaa dhibaatada ay xantu leedahay, haddana mawduucii ku xigay ee uu Sheekhu ka hadlo ayaa noqonaysa “Sheydaanka”. Ninkii odayga ahaa ee miyi ka yimi ayaa markaasi hadal la soo boodaya oo odhanaya; “Sheekhoow waadigii xanta ka hadlayee, maxaad imika u xamanaysaa Sheydaanka!” dadkii dhegeysanaayey ayaa wax qosla iyo wax yaaba noqday!.



