Bishii Novembar 15-keedii ayaa Sahra Ilays laga caydhiyey Shaqadii Rasmiga ahayd ee ay ka haysay Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Soomaaliland, ka dib markii ay ka heestay Shirweynihii labaad ee Xisbiga Waddani. ayaa ka hadashay sababta looga eryey shaqadii ay ka haysay ciidanka qaranka. Waxaanay qaadday heeso badan oo waddaniyada, taas oo ay ku amaanayso waddanka iyo Ciidanka Qaranka.




