Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedSaddexda Xubnood ee Shirgudoominaya Shirweynaha Labaad ee Xisbiga WADDANI.

Saddexda Xubnood ee Shirgudoominaya Shirweynaha Labaad ee Xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murrashax Madaxweynaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa soo jeediyey saddexda xubnood ee Shir-guddoonka Shirweynaah labaad ee Xisbiga Waddani.
Saddexdan xubnood ee uu soo jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, ayaa kala ahaa Guddoomiye Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, guddoomiye kuxigeen Axmed Xuseen Fag fagaash iyo Xoghayaha Shirguddoonka Barkhad Jaamac batuun
Xubnaha Shir-guddoonka, ayaa waxa cod gacan taag ah ku doortay ergada Shirweynaha.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles